Premier Pro Beginer to Advanced
$99
🎬 Ma Rabtaa Inaad Noqoto Khabiir Ku Takhasusay Tafatirka Muuqaallada (Professional Video Editor)?
Nuxurka:
Ha ku lumin waqtigaaga casharro kala fidsan! Waxaan kuu diyaarinay koorso dhammaystiran oo Adobe Premiere Pro ah, taas oo ku baraysa sirihii ugu dambeeyay ee loo isticmaalo samaynta muuqaallada tayada sare leh ee Cinema-da iyo Baraha Bulshada.