
Adope After Effects
$88
Haddii aad tahay Video Editor, waxaad og tahay in After Effects uu yahay halka ay ku dhashaan mucjisooyinka muuqaalka! Waxaan kuu diyaarinay koorso dhammaystiran oo kaa caawinaysa inaad muuqaal kasta ka dhigto mid heer caalami ah.


