Privacy Policy

Hordhac

Ku soo dhawaada Al-abaadir Skills. Waxaan u hellan nahay ilaalinta xogtaada gaarka ah iyo sirtada inta aad nala joogto. Heshiiskan wuxuu qeexayaa sida aan u ururinno, u isticmaalno, una ilaalino xogtaada marka aad iska diiwaangeliso koorsooyinka Technology-ga iyo Web Design-ka. 

Xogta aan Ururinno

Markaad iska diiwaangeliso Al-abaadir Skills, waxaan ururinnaa xogta soo socota: 

Magacaaga oo buuxa.

Cinwaankaaga Email-ka.

Lambarka taleefanka.

Xogta ku saabsan koorsooyinka aad baranayso.

Sida aan u Isticmaalno Xogtaada

Xogta aad na siiso waxaan u isticmaalnaa:

  • Si aan kuu siino adeegga waxbarashada ee aad naga codsatay.
  • Inaan kula soo xiriirno si aan kuugu soo dirno casharrada ama ogeysiisyada muhiimka ah.
  • Si aan u horumarino tayada koorsooyinka aan bixino.

Ilaalinta Xogta (Security)

Al-abaadir Skills waxay qaadaysaa tallaabo kasta oo suurto gal ah si looga hortago in xogtaada la xado, la beddelo, ama la baahiyo. Ma lala wadaagno xogtaada shakhsiga ah cid saddexaad (Third party) ujeeddo ganacsi darteed.

 Xuquuqdaada

Suggested text: Articles on this site may include embedded content (e.g. videos, images, articles, etc.). Embedded content from other websites behaves in the exact same way as if the visitor has visited the other website.

These websites may collect data about you, use cookies, embed additional third-party tracking, and monitor your interaction with that embedded content, including tracking your interaction with the embedded content if you have an account and are logged in to that website.

Who we share your data with

Waxaad xaq u leedahay:

  • naad naga codsato inaan tirtirno xogtaada haddii aad go’aansato inaad naga baxdo.
  • Inaad saxdo ama beddesho xogtaada haddii ay khalad tahay.

La xiriirka

Haddii aad qabto wax su’aalo ah oo ku saabsan nidaamka ilaalinta xogta, fadlan nagala soo xiriir:

  • Email: [Abaadirskiils1@gmail.com]
  • WhatsApp/Phone: [Geli Lambarkaaga halkan+25261*************]