arday iyo Jaceyl

$1

Mowduuc: Arday iyo Jacayl | Tariikh: Axad 12 May 2019. |
WQ. Cadnaan Yusuf Ibraahim (Kaafi).

Category:

Hordhac
Ugu horeyn waxa mahad guud iyo mid gaar ahaaneedba u
sugnaatay allah swt ina siiyay nimcooyinkiisa faraha badan ee
aan la soo koobi karin, ee ay kamid yihiin Nimcada nolasha,
caafimaadka, amniga iyo nabada, lixdeenii laxaad oo
dhamaystiran iyo qaar kaloo badan. Waxa aynu leenahay allow
noo siyaado nimcadadaas. Marka labaad waxa sharaf iyo
maamuus muddan xabibkeena Maxamed (NNKH).