
WordPress 2026
$30
Haddii aad tahay qof raba inuu ganacsigiisa online u wareejiyo ama raba inuu noqdo “Web Designer,” koorsadan waa tan aad u baahan tahay. Waxaan kuugu diyaariyey casharo tijaabo ah iyo habka loo dhisayo “Portfolio” aad shaqo ku raadsato.

