Capcut Full Course

Categories: Video Editing
Wishlist Share

About Course

Ma u baahan tahay inaad si xirfadaysan u tafatirto muuqaalladaada adigoo isticmaalaya talefankaaga ama computer-kaaga? Waxaan kuu diyaarinay koorso dhammaystiran oo CapCut ah, taas oo kaa dhigi doonta khabiir ku takhasusay baraha bulshada.

What Will You Learn?

  • Basics: Sida loo isticmaalo interface-ka iyo jar-jarka muuqaalka.
  • Trending Effects: Barashada saamaynta (Effects) iyo Transitions-ka ugu dambeeyay ee TikTok.
  • Keyframing: Sida loo dhaqaajiyo sawirrada iyo qoraallada si xirfadaysan.
  • Auto Captions: Sida qoraalka loogu daro muuqaalka si otomaatig ah.
  • Color Grading: Sida midabka muuqaalka looga dhigo mid qurux badan.
  • Background Removal: Barashada sida looga saaro asalka (Background) iyo isticmaalka Green Screen.

Course Content

Cutubka 1aad

  • How To Download Capcut On Laptop Without Bluestacks
    02:08

Cutubka 2aad

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet