Adope After Effects

Categories: Video Editing
Wishlist Share

About Course

Haddii aad tahay Video Editor, waxaad og tahay in After Effects uu yahay halka ay ku dhashaan mucjisooyinka muuqaalka! Waxaan kuu diyaarinay koorso dhammaystiran oo kaa caawinaysa inaad muuqaal kasta ka dhigto mid heer caalami ah.

What Will You Learn?

  • Motion Graphics: Sameynta qoraallada iyo sawirrada dhaqaaqaya (Intro & Outro).
  • Visual Effects (VFX): Sida loo abuuro saamaynta gaarka ah ee filimada.
  • Character Animation: Sida loo dhaqaajiyo sawirrada (2D Animation).
  • Compositing: Isku-dhafka muuqaallada kala duwan iyo ka saarista "Green Screen".
  • Keyframing & Graph Editor: Barashada xawaaraha iyo habaynta dhaqdhaqaaqa si uu u noqdo mid fudud (Smooth).

Course Content

Chapter 1

  • What is After Effects?
    04:45
  • Interface Introduction to Adobe After Effects
    17:44
  • Layers & The Timeline Panel In Adobe After Effects
    17:30
  • Compositions in Adobe After Effects
    12:38
  • The Project Panel ‘Links panel’ In Adobe After Effects
    16:38

Chapter 2

Chapter 3

Chapter 4

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet